Advertisement

Category : Advertisement | Sub Category : Prosperty Posted on 2025-02-15 11:12:18


Advertisement

QAYBTA KOOWAAD

1. XOGTA GUUD

1.1.CIWAAN GAABAN

Habraacan waxaa loogu yeedhi karaa Habraaca diiwaangelinta iyo Fasax-siinta Warbaahinta iyo Hawlaha la xidhiidha  ee tirl-02/2015.

1.2. MACNAHA

Hadii aan macnaha erayga Si kale loo turjumin, Macnaha erayada Habraacan kujira waxaa laga wadaa:-

1.2.1. “Ganacsiga warbaahinta iyo Shaqooyinka laxidhiidha” waxaa laga wadaa warshadaynta agabka warbaahinta, soo dajinta, dhoofinta iyo qaybinta Aaladaha iyo Qalabka jumlada ah ama tafaariiqda ah ee warbaahinta daabacaada iyo baroodkaastiga ama ganacsiga aaladaha gudbinta iyo aqbalaada adeegyada warbaahinta elektarooniga, ama ganacsiga qaybinta wargaysyada, majaladaha iyo warbaahinta kale ee daabacaada, Ganacsiga Hawlaha latalinta warbaahinta,shaqooyinka

Soosaarista iyo samaynta idhehyada/xayeysiisyada warbaahinta, diyaarinta iyo baahinta barnaamijyada saxaafada.

የሶማሌ ክልል መንግስት ኮሙዩኒኬሽን ቢሮ
SOMALI REGIONAL STATE COMMUNICATION BUREAU
XAFIISKA XIDHIIDHKA GOBOLKA SOOMAALIYEED

Comments

hussien Reply

well come to somalicommunication offie website ehet

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *