Shuruudaha
hawlaha wadajirka lagu qabto ee Ganacsiga warbaahinta laxidhiidha lagu fulinayo
qof walba oo fasaxa xaqiijinta xirfada shaqo iyo shatiga ganacsiga codsanaya, waxay masuuliyada kasaaran tahay inuu soo bandhigo caydaha shuruudahan hoos ku cad:
2.3.1. Warqada cadaynta
Diiwaangelinta Ganacsiga ama cadaynta Cashuur-bixinta (TIN no)
2.3.2. Haddii uu codsaduhu shaqsi ama wakiil yahay waxaa looga baahan yahay 2 sawir oo isaga ah iyo 2 qofka soo wakiishay ah iyo cadaynta xogaha kale ee sharciyeynta xirfada ganacsiga,