eraygu micno kale bixinayn erayada ku jira
gudaha habraacan:-
2.1."Xafiis”. Waxaa loola jeedaa Xafiiska warfaafinta Dowlada Deegaanka Soomaalida ee uu qeexayo bayaanka tirsigiisu yahay
158/2008. Ee aas aaska oo ay ka mid yihiin Qaabdhismeedyada heer Gobol, Degmo iyo heer maamul magaalo ee Xafiiska Warfaafinta.
2.2. “Warbaahin bulsho”. Waxaa loo la jeedaa aaladkasta oo aalahadaha elegoroonikiska lagu gudbiyo sida:
Facebook,Twitter(X), Instgram, Immo, LikkingIn, Youtube, Wikkipia, Massenger Skyp, Googleplus flix vibber Snipchat, Tampler, whatsapp, Baidu iyo kuwa kale ee la midka ah ee lagu baahiyoaaladaa warhaabinta. Iyada oo xogaha iyo xaqiiqooyinkaaaladahan lagu gudbiyana ay ka mid yihiin warbaahinta bulshada.